Kadib culeys xooggan oo la saaray Qoorqoor iyo Guudlaawe oo ka soo horjeestay Muddo Korodhsiga Farmaajo

Muqdisho (WDN)- Warsaxafadeed ay si wadajir u soo saareen Madaxweynaha Galmudug iyo Hirshabeelle, ayaa lagu sheegay in ay ka soo horjeedaan muddo karodhsiga uu dhawaanta Golaha Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya u sameeyey Golaha Shacbiga iyo Xukuumada uu waqtigiisa dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Warsaxafadeedkaasi ayaa u qorsnaa sida hoos ku xusan: