Jubbaland oo ku dhawaaqday Jedwelka doorashada Madaxweynaha

Kismaayo (WDN)- Jadwel ka soo baxay xafiiska Guddiga Madaxa banaan ee Xuduuddaha iyo Doorashooyinka Jubbaland, ayaa lagu sheegay in doorashada tartanka Madaxweynaha Jubbaland la qaban doona bishan Ogost 19.

Jedwel-kaasi oo soo gaadahy WardheerNews, ayaa u qorsnaa:

WardheerNews

Leave a Reply

Your email address will not be published.