Jen. Maxamed Cali Samatar oo ku Geeriyooday dalka Maraykanka

Jen. Maxamed Cali Samatar oo ku Geeriyooday dalka Maraykanka

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun.

Washington (WDN)- Waxaa dalka Maraykanka ku geeriyooday bishan Ogost 19, 2016 Alle naxariistii jano haka waraabiyee Jen. Maxamed Cali Samatar oo ka mid ahaa golahii sare ee Kacaanka ee xukunka kala wareegay dowladdii rayidka ahayd 21 Okbtoobar, 1969.

cal samatar
Maxamed Cali Samatar

Marxuum Maxamed Cali Samatar ayaa jagooyin kala duwan ka soo qabtay muddadii ay ciidamadu ka talinayeen Soomaaliya, jagooyinkaasi oo ay ka mid ahaayeen Wasiirka Difaaca iyo Madaxweyne xigeenka 1waad ee xukuumaddii Madaxweyne Maxamed Siyaad Barre.

Bahda WardheerNews waxay marxuum Maxamed Cali Samatar Alle uga baryaysaa in uu naxariistii jano ka waraabiyo, eheladiisana ka siiyo Samir iyo Iiman.
Aamiin

Halkan ka dhegeyso Taariikh nololeedkii Marxuum Maxamed Cali Samatar

WardheerNews

Leave a Reply

Your email address will not be published.