Halkan Ka dhegeyso Warka Radio Wardheer

Halkan Ka dhegeyso Warka Radio Wardheer

Kulanti wacan oo wanaagsan dhageystayaal meel kasta oo aad joogtaan, Qoddobada warka maanta aan idiinku hayno waxaa ka mid ah, Madaxweynaha Ssoomaaliya oo gaaray dalka Mareykanka, Ciiddamada Xoogga iyo AMISOM oo la wareegay dagmada Mahadaay iyo Roobow oo sheegay in ay dulmi ahayd dilkii horjoogayaal ka tirsanaa Al-shabaab oo isugu jiray Soomaali iyo Ajnabi oo ay dileen koox ka amar qaadata Godane.

Wararkaas oo faahfaahsan hoos ka dhegeyso

Leave a Reply

Your email address will not be published.