Halkan Ka Dhegeyso Warka Radio Wardheer

Halkan Ka Dhegeyso Warka Radio Wardheer

Kulanti wacan oo wanaagsan dhageystayaal meel kasta oo aad joogtaan, Qoddobada warka maanta aan idiin hayno  waxaa mid ah, Gudgoomiyaha Barlamaanka ahna kusimaha Madaxweynaha Soomaaliya oo Baydhabo kulama kula leh wax garadka ka soo jeeda deegaannadaasi, weerarro gaadmo ah oo lagu qaaday ciiddan ka mid ah kuwa dowladda iyo AMISOM oo marayay halka lagu magacaabo yaaqbari weyne, Saraakill Amisom ah oo la shegay in ay u xiran yihiin falal la xiriira musuq maasuq lagu edeeyay, howl-galo ka socday magaalada Gaalkacyo oo lasoo gaba gabeeyay iyo oqddobo kale.

Wararkaas oo faahfaahsan hoos ka dhegeyso

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.