Kulanti wacan meel kasta oo aad naga dhageysanaysaan. Wararka aan maanta idiin hayno waxaa ka mid ah: Shirkii Barasalis oo dowladda dhaqaala loogu yaboohay xili wali uu yahay mid socda shirkaasi iyo Bannaan baxyo ka socda halka uu ka dhacaayo shirka, Shiikh Soomow oo maalintii shalay ahayd ay ciidanka dowladdu xireen oo maanta lasii daayay iyo sababaha markii hore keenay xariga waddaadkaasi, Xisbul Islaam oo sheegay in uu shir Muqdisho uga furmay, waxa ayna sidoo kala ka hadleen xaaladda Shiikh Xasan Daahir, Ciiddanka ammaanka maamulka Puntland oo sameeyay hawgallo lagu sugaayo ammaanka.
Qoddobadaas oo faahfaahsan ka dhegeyso hoos:-
Leave a Reply