Kulanti wacan oo wanaagsan dhageystayaal meel kasta oo aad joogtaan Qoddobada warka maanta aan idiin hayno waxaa mid ah, Dowladda Soomaaliya oo shirkii ka dhacay barasalis loogu yaboohay lacaga dhan 1.8 bilyan oo ah lagacta Midowga Yurub, madaxweyne Xasan Sheekh oo sidoo kale ka hadlay dilalkii dhawaan ka dhacay Soomaaliya ee loo geystay Ajaaniib ka mid ahaa Al-shabaab, Gudddoonka sare ee baarlamaanka oo ku sii jeeda gobalka Bay, halkasi oo uu kulamao kula qaadan doono dadka deegaanadaasi, Boob lagula kacay dumkaama ay lahaayeen Soomaalida ku dhaqan Dalka Koonfur AfriKa oo ku dhawaad 900 oo dumkaan laga gubay.
Wararkaas oo faahfaahsan hoos ka hdegeyso:-
Leave a Reply