Muqdishu (WDN)- Guddoonka Baarlamaanka labada Aqal ee Soomaliya, ayaa ka dib shir ay yeesheen, war- saxafadeed uu soo saaray guddoomiyaha Golaha Shacabku ku sheegay magacyada Guddiga doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
War saxafadeedkaasi ayaa u qornaa sidan:
Fadlan halkan ka akhriso War- saxafadeedka Guddiga Doorashada Baarlamaanka
WardheerNews
Leave a Reply