Muqdisho(WDN)- Guddoomiya Golaha Aqalka sare ayaa maaanta magacaabay Guddiga qaban- qaabada doorashada xildhibaanada labada Gole ee gobollada Waqooyi. Taasi oo ay doorashadoodu ka dhici doonto Muqdisho.
warqada magacaabista oo soo gaadhay WardheerNews, ayaa u qorneyd sida hoos k xusan:


