Muqdisho, Qoraal maanta ku taariikhaysan oo uu soosaaray guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka F. Soomaaliya Md. Cabdi xaashi, ayuu ku sheegay in beenabuur lagu sameeyay xeerkii ay guddida wadajirka ah ee labada aqal ee BFS u soo gudbiyeen guddoonka labada aqal , kuna saabsanaa dhammaystirka sharciga doorashooyinka qaranka ee heer federaal.
Haddaba go’aanka guddoomiyaha oo nuqul ka mid ah uu soo gaadhay WDN ayaa waxa uu u qornaa sidan:



WardheerNews, Muqdisho.
Leave a Reply