Muqdisho (WDN)- Midowga Musharixiinta ayaa soo saaray Warsaxafadeed ay ku sheegeen in aynan qeyb ka noqon doonin doorashada dadban ee Golaha Shacabka oo ka bilaabantay qaar ka mid Dowlad Gobolleedyada iyo Gobolka Banaadir oo lagu qabanayo Doorashada Wakiilada Soomaaliland.
Midowga Musharixiinta ayaa ku sheegay doorashaooyinki Golaha Shacabka ee ilaa hadda qabsoomay in ay hadheeyeen musuq iyo boob, hase ahaatee waxa ay ka gabsadeen in ay ka hadlaan haba yaraatee doorashadii Golaha Aqalka Sare oo sidoo kale iyana musuq, kuraas la xirto iyo boob ku sifowday.
Warsaxafadeedka ayaa u qornaa sida hoos ku qoran:
—————–

Leave a Reply