Jeneraal Fartaag oo dowladda eedeeyay sheegayna in ciiddamada Kenya aysan kabixi doonin Kismaayo

Jeneraal Fartaag oo dowladda eedeeyay sheegayna in ciiddamada Kenya aysan kabixi doonin Kismaayo

Maamulka Jubbaland, ayaa si kulul ugu jawaabay xukuumadda Soomaaliya oo eedeyn dusha kaga tuurtay ciiddamada Kenya ee ku sugan magaalada Kismaayo.

C/laahi Sheekh Ismaaciil Fartaag oo aan la xariirnay, ayaa sheegay in ciiddamada Kenya aysan ka qayb qaadan dagaalka Kismaayo sidoo kalana aysan ka baxaynin magaalada.

Maamulka Jubbaland, ayaa waxaa uu xiriir wanaagsan ka dhexeeyaa ciiddamada Kenya ee ku sugan Kismaayo madaama ay si wada jir ah magaaladaas ugu saareen Xarakada Al Shabaab.

HALKAN KA DHAGAYSO CODKA GEN. FARTAAG

Leave a Reply

Your email address will not be published.