Dibumilicsiga kaydka WDN: Af Soomaaliga iyo dhibaatooyinka la soo gudboonaaday

Waxaan jecelnahay dhegeystayaash Raadiyo Wardheer in aan halkan ugu soo gudbino barnaamijka Raadraac oo bishii Febraayo 2011kii laga baahiyay RW, aanan kaga hadalnay dhibaatada haysata Aka Soomaaliga xilligan. Barnaamijka waxaa soo diyaariyay idinlana socodsiinaya Khaliil Cabdiraxmaan.

Hoos ka dhegeyso barnaamijka.

Leave a Reply

Your email address will not be published.