Dibumilicsiga Kaydka Raadiyo Wardheer: Wareysi Dr. Maxamed Daahir Afrax

Dibumilicsiga Kaydka Raadiyo Wardheer: Wareysi Dr. Maxamed Daahir Afrax

Maadaama maanta dunida laga xusayo Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo ayaa waxaanu kaydka WDN idiinka soo xulnay wareysi dhinacyo badan taabanaya oo aanu la yeelanay guddoomiyaha Akadeemiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) Dr Maxamed Daahir Afrax sannadkii 2014kii, xilli uu soo gaadhay magaalada London ee caasimadda Biritayn.

Halkan ka dhegeyso wareysiga

Leave a Reply

Your email address will not be published.