Wararka aan maanta idiin haynno dhegeystayaal waxaa kamid ah: xukuumadda Soomaaliya oo soo dhaweysay talaabadii ay Mareykanku ku weerareen dagmada Baraawe, Gudiga Difaaca barlamaanka Soomaaliya oo maanta u yeeray si ay wax u weydiyaan Wasiirka Difaaca Xukuumadda, Ahlu-sunada Koonfurta Somaaliya oo soo dhaweysay shir Muqdisho lagu qaban doono, iyo warar kale
Warka oo faahfaahsan hoos ka dhegeyso
Leave a Reply