Wararka aan maanta idiin haynno dhegeystayaal waxaa kamid ah: Wasiirka difaaca Soomaaliya oo sheegay in ay billaaban doonaan hawlgallo Shabaabka looga sifaynayo Soomaaliya, Soomaaliya oo ka qayb gashay shir looga hadlayo arrimaha shidaalka oo ka socda London, dad dibadbax ka dhigay magaalada Muqdisho iyo warar kale.
Qoddobadaas oo faahfaahsan halkan ka dhegeyso WARKA RADIO WARDHEER
Leave a Reply