Wararka maanta aad maqli doontaana waxaa ka mid ah: wariye Timacadde oo maanta Muqdisho lagu aasay, dowlada oo loogu baaqay in ay gacabta ku soo dhigto dadkii ka danbeyay dilka wariye Timacadde,madaxda dowladda oo siyaaba kala duwan u qaabilay ku xigeenka xogayaha guud ee QM oo shalay soo gaaray Xamar iyo warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhgeyso
Leave a Reply