Dhegayso Warka Raadiyo Wardheer

Dhegayso Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer qoddobada aan maanta idiinku haynno waxaa ka mid ah Madaxweynaha Soomaaliya oo Muqdisho ku soo laabtay, xukuumadda Soomaaliya oo ugu deeqday lacag maamulka gobalka Shabeelaha Dhaxe, maamulka gobalka Banaadir oo sheegay in ay wax ka qabanayaan ragga ku libisan dareyska ciiddanka dowladda ee shacabka qoryaha ku dhax sita.

Warka oo dhan hoos ka dhedeyso

Leave a Reply

Your email address will not be published.