Dhageyso Warka Radio Wardheer

Dhageyso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, September 13, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, kulanti
wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid
ah,Madaxweyne Xasan Shiikh oo canbareeyay falkii shalay lagu dili
lahaa Axmed Madoobe,

Wasiirka arimaha gudaha oo sheegay in ay fashiliyeen Ciidanka Amaanka
ilaa 330 weerar oo ay soo malegeen Shabaab.

QM iyo AMISOM oo dhankooda canbaareeyay falkaasi lagu qaarajin lahaa
Shiikh Axmed Madoobe shalay.

Ahlu suna waljamaaca oo soo dhaweysay batyaankii fadwada ahaa ee ka
soo baxay Shirkii Culimada muqdisho ugu socday.

Barnaamij loogu magac daray Hiigsiga sanadka 2035 oo xalay lagu qabtay
Muqdisho iyo Hibo oo ka heestay.

Haddaba wararkaas oo dhan hoos ka dhegeyso


Leave a Reply

Your email address will not be published.