Dhageyso Warka Radio Wardheer

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Juun 12, 2013 (WDN)-
micr_audio
Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Madaxweyne Xasan Sh oo kulan la leh 10 Safiir oo Yurub katimid, Dagaal Baydhabo ka dhacay, Axmed Madoobe oo Kismaayo tagay iyo Garabkiisa oo diiday Shirka ka dhacaya Muqdisho iyo qodobo kale

Leave a Reply

Your email address will not be published.