Dhageyso Warka Radio Wardheer

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdihso,Juun 06,2013 (WDN)-
http://d383x9er2dcb4o.cloudfront.net/wp-content/uploads/2012/02/micr_audio.gif
Wararka Radio Wardheer, qodabada aad dhageystayaal wararka aad ku maqli doontaan waxaa ka amid ah:-Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya oo heshiisyo caalami ah kala saxiixday, dadka ku nool magaalada Muqdisho oo cambaareeyay dilalka arxan darrada ah ee lagu hayo Soomaalida ku nool Konfur Afrika, Munaasabad lagu xusayo sanad guuradii soddon iyo lixaad ee aas-aaskii ciidanka Jabuuti oo gobolka Hiiraan lagu qabtay,iyo qodobo kale.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.