Dhageyso Warka Radio Wardheer

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Abril 08, 2013 (WDN)-micr_audio Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah, Shirkii IGAD ee arrimaha Soomaaliya oo dib u dhac ku yimid, Wasaaradda maaliyadda oo diiddey in la qaado canshuuraad aysan ogeyn iyaga, ciidamada oo laga saarayo Kismaayo iyo qodobbo kale.

Leave a Reply

Your email address will not be published.