Muqdisho, Meey 29, 2013 (WDN)-Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho dib ugu noqday, si weynna uga hadlay arrimaha Kismaayo, Awdal oo laga sii daayay odayaal dhaqameedyo xirnaa iyo qodobbo kale.
February 6, 2025
Leave a Reply