Dhageyso Warka Radio Wardheer

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Mey 15, 2013 (WDN)-micr_audio Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku  maqli doontaan waxa ka mid ah; Xafiiska tababarka ciidamada dowladda Soomaaliya ee dibbadda, ayaa magaalada Muqdisho loo soo wareejiyay, Raysal wasaare Saacid oo guddi soo dhammeeya khilaafadka Jubbooyinka magacaabay, Somaliland oo mamnuucday duulimaadyada QM ee deegaannadeeda iyo Kanada oo dib u soo celineysa xiriirkii kala dhaxeeyay Soomaaliya.

Leave a Reply

Your email address will not be published.