Muqdisho, May 08, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Madaxweyne Xasan Sheekh oo London kula kulmay ganacsato dooneysa inay maal-gashi ku sameystaan Soomaaliya, Somaliland oo soo dhaweysay qodobbadii ka soo baxay shirkii London, Wariyayaal u shaqeynayay Shabaab oo dowladda isku dhiibey iyo qodobbo kale.
Dhageyso Warka Radio Wardheer

Leave a Reply