Muqdisho, Abriil 28, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer,
Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Madaxweyne Xasan Sheekh oo Garoowe kulan kula qaatay madaxweynaha maamulka Puntland C/raxmaan Faroole, Somaliland oo heshiis shidaal baaris ah la gashay shirkad dalka Norway laga leeyahay, Taliyaha taraafikada Soomaaliya oo cabanaya iyo qodobbo kale.
Leave a Reply