Muqdisho, Abril 26, 2013 (WDN)-Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; ALLAHA u wada Raxmadee waxa Burco iyo Harar ku kala geeriyooday fannaaniinta caanka aheyd ee Soomaaliyeed Cismaan Gacanlow iyo Abwaan Cabdullaahi Dhoodaan, shir horudhac u ah kan London ee 7-da May oo Muqdisho lagu qabtay, Boolis weeraray xarrunta wargeyska Hubaal iyo qodobbo kale.
February 6, 2025
Leave a Reply