Muqdisho, Abril 17, 2013 (WDN)- Warka Radio Wadheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Raysal wasaaraha Turkiga oo rajo ka muujiyay inay Somaliland dib ula midowdo Soomaaliya inteeda kale, ciidamo tababar loogu soo xirey Jabuuti, wafdi ka socda midowga Yurub oo kulan Garoowe kula qaatay madaxda Puntland iyo qodobbo kale.
Dhageyso Warka Radio Wardheer

Leave a Reply