Dhageyso Warka Radio Wardheer

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Abril 12, 2013 (WDN)-micr_audioWarka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Xuska sanad guuradii 53-aad ee ka soo wareegatay aas’aaska ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo Muqdisho lagu qabtay, dalalka G8-ka oo taageeray Soomaaliya iyo qodobbo kale.