Dhageyso Warka Radio Wardheer

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Mey 01, 2013 (WDN)-micr_audioWarka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah; Afhayeenka maamulka KMG ah ee Kismaayo C/naasir Seyraar, ayaa Radio Wardheer u sheegay in ergo 500 gaaraysa ay  madaxweynaha Jubbaland dooran doona, Ammaanka Muqdisho oo maalintii labaad aad loo adkeynayo, fataahadda wabiga Shabelle oo laga deyriyay iyo qodobbo kale.

Leave a Reply

Your email address will not be published.