Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah, Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo safar dhulka ah ku tagay magaalada Marka iyo kulumo ay la leeyihiin Odayaasha,Xarakada Al shabaab ayaa gowracday mid ka mid ah gudoomiyaasha degaanada hoostaga Degamada Afmadow,Maraakiib iyo diyaarado dagaal oo soo buux dhaafiyay xeebaha Hobyo iyo dadka degaanka oo cabsi dareemaya,Taageerayaasha Mursi ee Masar oo banaanbaxyo horleh ku baaqay, iyo qodobo kale oo caalami ah
Dhagayso Warka Radio Wardheer

Leave a Reply