Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah, Banaan-bax lagu taageerayo heshiiskii Dowlada iyo Maamulka Jubba oo Muqdisho ka dhacay,Ahlu-Sunna oo sheegtay in ay xilkii ka qaaday gudoomiyihii fulinta,Shir-weyne looga hadlayo arrimaha Maamul goboleedyada oo Caasimadda ka furmay,dagaalo u dhaxeeya Al Shabaab iyo Ciidamada dowlada oo kaa shanaya Amisom iyo Itoobiya oo ka kala dhacay gobollada Bay iyo Shabeellaha Hoose,iyo qodobo kale oo caalami ah
Dhagayso Warka Radio Wardheer

Leave a Reply