Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah, Madaxweynaha oo magacaabay gudiga amaanka qaranka, Dagaal Qabiilo ku dhexmaray duleedka Gaalkacyo, Dowlada oo Shirweyne dib uheshiisiin ah ku qabanaysa Muqdisho, Ra’isul Wasaare Saacid oo iclaamiyay in 24-ka August ay tahay maalinta xaduuqda aadanaha Soomaaliya iyo Falastiin oo ka baxday wadahadaladii ay kula jirtay Yahuuda, iyo qodobo kale oo caalami ah.
Dhagayso Warka Radio Wardheer

Leave a Reply