Dhagayso Warka Radio Wardheer

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, August 6, 2013 (WDN)-

micr_audio
Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, dowladda Soomaaliya oo heshiis shidaal baaris ah la  gashay shirkad fadhigeedu yahay Ingiriiska, Shiikh Axmed Madoobe oo dhaleeceeyay go,aankii Kampala ee ahaa in Dekadda iyo Garoonka Kismaayo Loo gacan geliyo dowladda federaalka, Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomalaiya Cabdi Wali Gaas oo qorsheynaya in uu ku dhawaaqo musharraxnimada xilka madaweynaha Puntland, Xildhibaanno ka tirsan Mareykanka oo gaaray Masar,iyo qoddobo kale oo caalami ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published.