Dhagayso Warka Radio Wardheer

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, july 20, 2013 (WDN)-

micr_audio
Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, Dowlada oo faa-faahin ka bixisay ujeedada heshiiska New deal iyo sharciga saxaafadda,qarax AMISOM lagula eegtay Kismaayo,Qaramada Midoobay oo walaac ka muujisay sharciga cusub ee warbaahinta Soomaaliya,Israa’iil iyo Falastiin oo wada hadal uu Mareykanka ugu furmayo, iyo qodobo kale oo caalami ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published.