Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, Xukuumadda oo ka hadashay sharciga cusub ee saxaafadda Soomaaliya,Wasiirka Gaashaandhiga C/Xakiin Fiqi oo gaaray Itoobiya,Midowga Yurub oo ka hadlay shirka dhawaan Biljim loogu qabanayo Soomaaliya yo qoddobo kale oo caalami ah.
Dhagayso Warka Radio Wardheer

Leave a Reply