Dhagayso Warka Radio Wardheer

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, july 9, 2013 (WDN)-

micr_audio
Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, Qarax ka dhacay Muqdisho oo qasaare dhimasho iyo dhaawac sababay, madaxweynaha Soomaaliya oo ku sugan Konfurta Suudaan iyo kulamo uu la qaatay madaxda dalkaas iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed, guud ahana dalalka Islaamka oo looga diyaar garoobay Bisha Ramadaan, Xoogagga ammaanka Bakistaan oo lagu eedeeyay awood darro, iyo qodobo kale oo caalami ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published.