Dhagayso Warka Radio Wardheer

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, Juun 28, 2013 (WDN)-

micr_audio
Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxa ka mid ah, Ra’iisul Wasaare Saacid oo sheegay in ay ka hortagayaan qaraxyada ay fuliyaan Al Shabaab,Xaalada Xassan Daahir Aweys oo aan wali meelna udhicin,Bangiga Barclays oo waqti siinaya xwaaladaha Soomaalida ee macaamiisha ka ah,iyo qodobo kale oo caalami ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published.