Ciid Mubarak

Ciid Mubarak

Eid-Mubarak-card-www.HotPakNews.com_Bahda tifatirka WardheerNews waxay halkan ugu hambalyaynayaan dhammaan ummadda muslimiinta ah, gaar haan shacabka Soomaaliyeed munaasabadda Ciidul Fitriga, waxaanay Eebe uga baryayaan inuu ka aqbalo soonkii iyo ciibadadii bisha barakaysan ee Ramadaan. Waxay u rajaynayaan in uu Ilaah sanadkan kiisa kale ku gaadhsiiyo nabad iyo barwaaqo.

Leave a Reply

Your email address will not be published.