Sunday, December 05, 2021
Wardheer News
  • Featured
  • News
  • Religion

CIID MUBAARAK

eidBahda Tifatirka iyo qorayaasha WardheerNews, waxay halkan ugu soo gudbinayaan hambalyada munasibadda maalinta barakaysan ee Ciidul Adxa dhammaan ummadda mulimiintu meelkasta oo ay joogaan, gaaar ahaan shacabka Soomaaliyeed.

Waxay Eebbe uga baryayaan in uu sannadkan kiisa kale ku gaadhsiiyo nabad, caafimaad iyo barwaaqo. AAMIIN

CIId Mubaarak

Leave a Reply

You must be logged in to post a comment.