Saturday, April 20, 2024
Wardheer News
  • Featured
  • News
  • Religion

Ciid Mubaarak

Bahda Tifaftirka WardheerNews waxay halkan ugu hambalyaynayaan munaasibadda Ciidul Firti dhammaan muslimiinta gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed.

Waxay Ilaahay uga baryayaan in uu ka aqbalo soonkii iyo cibaadadii kale ee ay gudanayeen bisha barakaysan ee Ramadaan.

Waxaan Eebbe ka rajaynaynaa in uu ciiddan ciiddeeeda kale inagu gaadhsiiyo Khayr, Nabad iyo Barwaaqo.

Ciid Wanaagsan

Bahda WardheerNews

Leave a Reply

You must be logged in to post a comment.