Category: History

Home History
Sahankii Richard Burton ee Bariga Afrika
Post

Sahankii Richard Burton ee Bariga Afrika

Cutubka 6aad Tarjumo & Tifaftir Boodhari Warsame KURAHA SAYLAC ILAA BANCAWSEEDKA MARAR Hadda ayaan gacaliye L[umsdenow] ka baxay aagga hore ee gubanta si aan ugu baxo oogadada, waa halka ay ku soo ekaadaan silsiladda burralayda Itoobiya ee marka ay ka kacaan Tajorre dabadeed qoolaab  u hareereeyaan marsada Saylac, markaana Hargeysa kaga soo dhaca xagga silsiladda...

Sahankii Richard Burton ee Bariga Afrika
Post

Sahankii Richard Burton ee Bariga Afrika

Cutubka 5aad Tarjumo & Tifaftir Boodhari Warsame Zaylac iyo Buuralayda Laba waddo ayaa Zaylac ku xira Harar. Midda koofur-galbeed aadda ee halowda toosan ah waa toban geeddisocod oo dhaadheer ama 20 gaagaaban[1]. Siddeedda hore carro Ciise ayaa la sii dhaxaa, labada dambana waxaa dhulkooda la sii maraa Oromada reer Noole ee xeerka ”Waday” leh iyo...

Post

King of Kings: The Triumph and Tragedy of Emperor Haile Selassie I of Ethiopia by Asfa-Wossen Asserate – review

At last, a dignified biography of one of the 20th century’s most misunderstood figures Haile Selassie, emperor of Ethiopia, in Geneva in 1935. Photograph: Lucien Aigner/Corbis By Ian Thomson Haile Selassie is one of the most bizarre and misunderstood figures in 20th-century history, alternately worshipped and mocked, idolised and marginalised. This magnificent biography by the German-Ethiopian historian Asfa-Wossen...

Post

Sahankii Richard Burton ee Afrikada Bari Cutubka II Nolosha Saylac

Tarjumo & Tifaftir Boodhari Warsame Kugu daalin maayo gacaliye L[umsdenoow] faallada 26 maalmood oo aan wax la sheegaa dhicin, isu wada eg, oo aan wax xiise ah lahayn. Maalmo hurdo, beeb nuugid iyo qaxweysi Saylac la isku dhaafshay uun iska dheh. Intii waddo lagu safro la sii raadinayay, dalmariyeyaal ayaa la sii xulay, awr gaadiid...

Post

THAT WAS NIGERIA THAT WAS

By Said Jama Hussein I was there. I was, to my great delight, one of 17,000 men and women, invited from the four corners of the world to attend the first largest artistic and cultural event ever to be held in the African continent. The Black and African Festival of Arts and Culture, known as...

SAHANKII RICHARD BURTON EE AFRIKADA BARI
Post

SAHANKII RICHARD BURTON EE AFRIKADA BARI

Tarjumo & Tifaftir Boodhari Warsame Hordhac Akristeyaasha sharfanoow, waxa hortiinna yaal ee aan idin la wadaagayaa waa iskudayga tarjumid buug caan ah oo qoraa caan ahi ka qoray socdaal sahan ahaa oo uu sannadkii 1854tii ku maray inta u dhexaysa Berbera ilaa Harar, isaga oo waagaa xagga Badda Cas (Cadan) uga soo tallaabay carriga Soomaaliyeed....

AL MA’ARRI  REVISITED
Post

AL MA’ARRI REVISITED

By Said Jama Hussein Abu al-Ala al-Ma’arri, born in Ma’arrat al-No’man, Syria in 973, was a well known Arab philosopher, poet and a writer. Blinded at an early age, he was stern advocate of social justice and lived a secluded, ascetic lifestyle. A rationalist who strongly believed that reason is the chief source of truth.The...

Istunka- A Yearly Ritual
Post

Istunka- A Yearly Ritual

By Abdulahi Ahmed (Somaliyow) Editor’s note: Istunka- A Yearly Ritual is an excerpts from the book Somali Folk Dance written by Abdulahi Ahmed (Somaliyow), a librarian at the Library of Congress, the world’s largest library. Somali Folk Dances is a great book with beautiful illustrations. It’s a fascinating and great contribution to this rare and...