ADDIS ABABA, Ethiopia (AP) — The prices on the menu have been erased at a small hotel in a suburb of Ethiopia’s capital. That was no mistake, the waiters said, as businesses in Addis Ababa struggle to keep up with spiraling inflation since the government implemented a flexible exchange rate policy late last month. Since then, the...
Category: Radio Wardheer
Mareykanka ayaa sheegtay in xayiraadka laga qaaday wadamo badan oo Soomaaliya
Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka midah:Wasaarada Arimaha Gudaha dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in xayiraadka laga qaaday wadamo badan oo Soomaaliya ay ka mid tahay oo mareykanka horay ugu xayiray iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer
Taliska AMISOM oo ka hadlay xaaladda ammaanka Soomaaliya
Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Taliska Amisom ee Soomaaliya oo ka hadlay sababta hortaagan in la furo meelaha ay gooyeen Shabaab ee gudaha Soomaaliya iyo Warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Madaxweyne Farmaajo oo maanta u ambabaxaya Itoobiya
Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Md. Maxamed C/llaahi Farmaajo gelinka dambe ee maanta u socdaalaya magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya iyo Warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Muqdisho lagu wado in laga soo dejiyo dhalinyaro dhawaan laga soo qabtay xarun tababar oo ay Al-shabaab ku lahaayeen duleedka degmada Balcad
Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Muqdisho oo lagu wado in laga soo dejiyo dhalinyaro dhawaan laga soo qabtay xarun tababar oo ay Al-shabaab ku lahaayeen duleedka degmada Balcad ee G/Sh.Dhexe iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer:
Shacab badan oo Soomaaliyeed oo la sheegay inay galaafteen weerarada cirka ee uu Maraykunku la beegsado Al Shabaab
Wararka aan idiin hayno waxaa ka mida ah: Tobanaan shacab ah ayaa ku dhintay n halka kuwo kalena ay ku dhawacmeen kadib markii Mareykanku uu kordhiyay Weerarada ka dhanka ah Al-shabaab sida lagu xusay baaris uu sameeeyay Wargeyska the guardian iyo Warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir oo aqbalay xilka qaadistii lagu sameeyay
Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Gudoomiyihii hore ee gobolka Banaadir oo aqbaay xilka qaadistii lagu sameeyay, Ciiddamada Ammaanka dalka Masar oo gacanta ku dhigay 14 qof oo muwaadiniin Soomaaliyeed ah, ka dibna Xabisg u taxaabay iyo Warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Xilkii oo laga qaaday Guddoomiyihii Gobolka Banaadir
Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa kamid ah: Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa wareegto uu soo saaray xilkii ka eryey Guddoomiyahii Gobolka Banaadir . Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer:
Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo wareysi siiyay Telefishinka Universal ayaa ka hadlay Arimaha Soomaaliya
Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa kamid ah: Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo wareysi siiyay Telefishinka Universal ayaa ka hadlay Arimaha Soomaaliya ee dhinacyada siyaasadda, ammaanka iyo taageerada dibadda ee Soomaaliya iyo Warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer
Soomaaliya oo Sheegtay inay dileen sarkaal Ajnabi ah oo ka tirsan Al Shabaab
Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Soomaaliya oo Sheegtay inay dileen sarkaal Ajnabi ah oo ka tirsan Shabaab, Cadaado oo laga mamnuucay Madaxweyne Xaaf iyo Warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer: