Category: Maqaallo

Home » Maqaallo » Page 75
XUSUUS QOR: Safar aan Jaho lahayn!
Post

XUSUUS QOR: Safar aan Jaho lahayn!

W/Q. Siciid Jaamac Xuseen Safarrada i soo maray way badan yihiin. Inta aan is leeyahay waa lagu la dayan karaa aad ayay u tira yar yihiin. Kaan soo wadaa ka mid ah, waana kii iigu cajaa’ibka badnaa.  Cajabtiisu xaggee bay ku jirtaa? –  Waa kii ugu gaabnaa, oo habeen keliya ayaa safarkaa lagu maqnaa. Waa...

Post

Kadaalli

Kadaalli W/T Mahad Axmed Dhoorre Des 30, 2012 Gabaygaan ‘’kadaalli’’ waxa uu soo baxay 28.12.12, waana gabay taabanaya dhul badan gaar ahaan usoo haajiridaydii Yurub iyo waxii aan kala kulmay. Gabayga magaciisu micno wayn buu u samaynayaa qofkii ku fiican eray bixinta Af-Soomaaliga, waxuuna soo koobayaa ujeedada gabayga. Waxaan ku cabiryaa dareenkayga walwalka xambaarsan ee ku...

Post

Yaa Qoray Buugga “Maansadii Tima Cadde”?

W/Q WardheerNews Waxa aannu halkan idiinku soo bandhigaynnaa faallo ku saabsan ururintii u horraysay ee maansadii Eebbe naxariistii janno ha siiyee Cabdillaahi Suldaan “Timacadde”. WardheerNews waxa soo gaadhay nuskhad buug aan la faafin, madbacadna aan lagu daabicin oo teeb lagu garaacay. Kaas oo cinwaankiisu yahay “Maansadii Timacadde” oo ay wada qoreen Boobe Yuusuf Ducaale iyo...