Wednesday, July 03, 2024
Wardheer News

Warka Raadiyio Wardheer

Warka Raadiyio Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Diyaarad rakaab ah oo habeen markii u horeysay muddo 27 sanno ah ka degtay Muqdishu iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer:  

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maanta u ambabaxay magaalada New York ee dalka Mareykanka iyo Warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Jowhar waxaa ka socdo diyaar garowga doorashada Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle oo maalinta beri ah lagu wado in ay halkaasi ka dhacdo iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka … Continued

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Xildhibaan sheegay in ay muhiim tahay Barashada  Wasiirka Wasaaradda Gashaandhiga Soomaaliya oo sheegtay in uu Baydhabo u joogo howlaha tira koobka ciidanka XDS iyo warar kale. Fadlan hoos ka … Continued

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo sheegay in madaxda dowlada ogyihiin in ay qalad galeen kadib dhiibistii Qalbi Dhagax iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer: … Continued

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Kooxo hubeysay oo magaalada Gaalkacyo wiil ku dilay, Musharax u taagan xilka madaxweynaha Hirshabelle oo ka digay fara gilin uu sheegay in ay wado dowlada Soomaaliya iyo warar kale. … Continued