Category: Audio Daily News

Home » Audio Daily News » Page 165
Dhageyso Warka Radio Wardheer
Post

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Abril 18, 2013 (WDN)-  Warka Radio WDN, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Nin Miino dhigaayay gudaha Muqdisho oo isaga uun ay la qaraxday, AMISOM oo banneeysay garroonkii kubbadda ee Muqdisho, Madaxweyne Siilaanyo oo la kulmay raysal wasaaraha Ingriiska iyo qodobbo kale.

Dhageyso Warka Radio Wardheer
Post

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Abril 17, 2013 (WDN)-   Warka Radio Wadheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Raysal wasaaraha Turkiga oo rajo ka muujiyay inay Somaliland dib ula midowdo Soomaaliya inteeda kale, ciidamo tababar loogu soo xirey Jabuuti, wafdi ka socda midowga Yurub oo kulan Garoowe kula qaatay madaxda Puntland iyo qodobbo kale.

Dhageyso Warka Radio Wardheer
Post

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Abril 16, 2013 (WDN)-Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah; Culimada Soomaaliyeed oo ku baaqday dagaal ka dhan ah Shebaab, Madaxweyne Xasan Sheekh oo cambaareeyay weerarkii Boston, Saacid oo sheegay inay ka hortagayaan dhagarta Shabaab iyo qodobbo kale.

Dhageyso Warka Radio Wardheer
Post

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Abril 15, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Khasaarihii ka dhashay weerarkii shalay ee Muqdisho oo sii kordhay, guddiga ammaanka qaranka oo kulan deg deg ah ka yeeshay arrintaasi iyo qodobbo kale.

Dhageyso Warka Radio Wardheer
Post

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Abril 14, 2013 (WDN)-Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Shabaab oo muddo kooban qabsatay xarrunta maxkamadda gobolka Banaadir, dadna ku leysay, Madaxweynaha iyo raysal wasaaraha oo dalka dib ugu laabtay, xildhibaannada golaha deegaanka Hargeysa oo doortay guddoomiye iyo qodobbo kale.

Dhageyso Warka Radio Wardheer
Post

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Abril 13, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontan waxa ka mid ah; Wada-hadalladii Dowladda Soomaaliya iyo Soomaaliland oo furmaya, Ciidamada dowladda oo la wareegay Ufurow, Ciidamada booliska oo xirey dhalin yaro dhaqan xumo ka wadday Liido iyo qodobbo kale.

Dhageyso Warka Radio Wardheer
Post

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Abril 12, 2013 (WDN)-Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Xuska sanad guuradii 53-aad ee ka soo wareegatay aas’aaska ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo Muqdisho lagu qabtay, dalalka G8-ka oo taageeray Soomaaliya iyo qodobbo kale.

Dhageyso Warka Radio Wardheer
Post

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Abril 11, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Wada-hadalladii DFS iyo maamulka Somaliland oo ka furmaya Turkiga, Roob ka da’ay Wanlaweyn, Waxbarashada reer Miyigi Puntland oo la tayeynaayo iyo qodobbo kale.

Dhageyso Warka Radio Wardheer
Post

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Abril 10, 2013 (WDN)-Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Muqdisho ku qaabilay wafdi Ingriiska ka socdey, Britain oo Uganda ku amaantay howlgalka AMISOM, xildhibaan eedeeyay xukuumadda iyo qodobbo kale.