Category: Camels and Poets

Home » Camels and Poets » Page 8
SAHWI LAGUMA RIDO QOOM ILAA AY SAXA KALEEXDAANE
Post

SAHWI LAGUMA RIDO QOOM ILAA AY SAXA KALEEXDAANE

Abwaan Haybe Axmed Yuusuf 1: Saadaasha gabay maalintaan, saxa u luuqeeyo 2: Ee aan salaamada ubaxo, samay laroorkeeda 3: Masakalo,e waa inan sugaa, sadaradeediiye 4: Salka aan udhigo oo murtida, siinka ka higaadsho 5:Seben hore wixii soo jiriyo, saaka waxa jooga 6: Soomaalinimadaan rabaa, inan sifeeyaaye 7:Sabciin sano horteed iyo wixii, saxafi ii sheegay 8:...

Post

Yaa Qoray Buugga “Maansadii Tima Cadde”?

W/Q WardheerNews Waxa aannu halkan idiinku soo bandhigaynnaa faallo ku saabsan ururintii u horraysay ee maansadii Eebbe naxariistii janno ha siiyee Cabdillaahi Suldaan “Timacadde”. WardheerNews waxa soo gaadhay nuskhad buug aan la faafin, madbacadna aan lagu daabicin oo teeb lagu garaacay. Kaas oo cinwaankiisu yahay “Maansadii Timacadde” oo ay wada qoreen Boobe Yuusuf Ducaale iyo...