Barnaamijka Raadraac waxaa maanta marti ku ah Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo lagu magacaabo Cismaan Aadan Dhuubow oo ka mid ah xildhibaanada diidan soo laabashada Xubnaha ka midka ah wasiiradii hore ee xukuumaddii Saacid. Waxaa barnaamijka idiin la socodsiinaya isla markaana idiin soo diyaariyay Maxamed Nuur Amiin.
Hoos ka dhegeyso barnaamijka