Waa barnaamij gaar ah oo aan kaga hadli doonoo weererkii ismiidaaminta ahaa ee maanta kooxda Al Shabaab ku qaadday xarrunta Ciiddanka Dambi Baadhista ee Muqdisho. Waxaa barnaamijka idiin soo diyaariyay idinlana socodsiinaya wariye Maxamed Nuur Amiin.
Hoos ka dhegeyso barnaamijka
Leave a Reply