Author: khaliil

Home » Archives for khaliil » Page 1633
Mahadhadii Maxammad Nuur (Qaybtii 4aad)
Post

Mahadhadii Maxammad Nuur (Qaybtii 4aad)

Qore: Maria von Tilin Tifatirkii: Bodhari Warsame Dhalasho iyo Korriimo ” Anigu waxa aan ku dhashay Guban, meesha Bixin la yiraahdo. Aabbahay fardo badan ayuu lahaa berigii hore, waxaana aan ku garaadsaday iyada oo dhowr iyo labaataneeyo fardo ahi joogto. Markii uu walaalkay gaashaanqaad noqday ayuu duulay, col walba raacay, oo faras walba oo laga...

Ra’iisal Wasaare Saacid oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay
Post

Ra’iisal Wasaare Saacid oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay

Axad, 14, Abril, 2013..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Md. Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo wafti uu hogaaminayo oo maalmihii ugu danbeeyey booqashooyin ku marayey dalalka dariska ah, ayaa saaka dib ugu soo noqday magaalada Muqdisho. Ra’iisul Wasaaraha oo ay waftigiisa ka mid ahaayeen Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda Marwo Foosiyo Yuusuf Xaaji...

Somaliland constitution prohibits all acts that suppress the press
Post

Somaliland constitution prohibits all acts that suppress the press

Press statement: Immediate release Three journalists working for Horn Cable TV were arrested in Hargeisa yesterday, 13.4.2013. The TV station is based in Hargeisa. Mukhtar Mursal Mohamoud, Mohamed Daud, Yousuf and Abdirashid Ismail Abdi (Aynte) were arrested while they were visiting the headquarters of the Ministry of Minerals and Water. The journalists were in detention...

Big blast heard amid gunfire at Somalia’s Mogadishu courts
Post

Big blast heard amid gunfire at Somalia’s Mogadishu courts

(Reuters) – A big blast was heard when gunmen entered lawcourts in Somalia’s capital Mogadishu and opened fire on Sunday, a Reuters witness outside the courts said. “Armed men entered the court and then we heard a blast. Then they started opening fire. We do not know the figure of casualties,” witness Hussein Ali, who...

Warmurtiyeed ay si Wadajir ah Uga Soosaareen Magaalada Ankara Dawladda Federaalka Soomaalia iyo Somaliland
Post

Warmurtiyeed ay si Wadajir ah Uga Soosaareen Magaalada Ankara Dawladda Federaalka Soomaalia iyo Somaliland

Ankara, Abril 13, 2013 (WDN)- Madaxda dowladda federaalka Soomaaliya iyo Somaliland, ayaa heshiis waxwadaqabsi ku kala saxiixday magaalada Ankara ee dalka Turkiga, ka dib wada hadallo, ay soo qaban qaabisay, kana odayanaysay dowladda Turkiga. Wararka WDN ka soo gaaraya Ankara, ayaa sheegaya in kulan muddo saacado ah socday, ay wada yeesheen madaxweynaha Jamhurriyadda Federaalka Soomaaliya...

Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada oo la kulmay madaxweynaha dalka Burundi
Post

Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada oo la kulmay madaxweynaha dalka Burundi

Bujumbura, April 13, 2013——-Ra’iisal Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid, ayaa maanta la kulmay madaxweynaha dalka Burundi Pierre Nkurunziza, waxayna labada mas’uul ka wada hadleen arrimaha iskaashiga labada wadan, gaar ahaana amniga, dhaqaalaha iyo horumarka. Kulankan ayaa qeyb ka ah socdaalkii xoojinta xiriirra waddamada dariska ee ay ciiddamada nabad illaalintu ka joogaan dalka Soomaaliya. Wuxuu si...

Somalia, Somaliland presidents hold talks in Turkey
Post

Somalia, Somaliland presidents hold talks in Turkey

Turkey has hosted direct talks between the leaders of Somalia and Somalia’s autonomous Somaliland region to mitigate problems the two sides are facing. Turkish Foreign Minister Ahmet Davutoğlu came together with Somali President Hassan Sheikh Mahmoud and Somaliland President Ahmed Silanyo on Saturday at the Ankara Palas in the Turkish capital of Ankara. No statement...

Turkish FM meets Somalia, Somaliland presidents
Post

Turkish FM meets Somalia, Somaliland presidents

Turkish Foreign Minister Ahmet Davutoğlu met with leaders of Somalia and Somalia’s autonomous Somaliland region on Saturday in the Turkish capital for talks to mitigate problems the two sides are facing. Davutoğlu came together with Somali President Hassan Sheikh Mahmoud and Somaliland President Ahmed Silanyo at the Ankara Palas. Mahmoud and Silanyo were also expected...

IMF recognises Somalia government after 22-year break
Post

IMF recognises Somalia government after 22-year break

The International Monetary Fund has recognised the government of Somalia after a break in relations of 22 years. The move could enable the IMF to provide technical support and policy advice to the impoverished country in the Horn of Africa. However, the IMF will not lend money to Somalia until it clears a $352m (£230m)...